U gudub macluumaadka ku jira
Työ ja yrittäjyys

Shaqo iyo ganacsi

Waa la daabacay08.04.2022
Shaqo miyaad Finland ka raadinaysaa mise waxaad billaabaysaa shaqo cusub? Ma doonaysaa in aad shirkad aasaasto? Halkee laga helaa macluumaadka ku saabsan mushaarka, wakhtiga shaqada iyo fasaxyada? Bogaggan waxaad ka heleysaa macluumaad ku saabsan ammaanka shaqo la’aanka iyo dhaqanka shaqada ee Finnishka.