Nolosha Finland

Suomi lyhyesti

Finland oo la soo koobay

Dowladda

  • Finland waa jamhuuriyad waxayna xubin ka tahay Midowga Yurub (EU).
  • Caasimadda Finland waa Helsinki.
  • Finland waxay u qeybsantahay degmooyin leh is-maamul.

Dadka

  • Finland waxaa deggan 5,5 milyan oo qofood.
  • Luqadaha rasmiga ah ee Finland waa Finnish iyo Iswidish (qiyaastii 5 % dadka Finnishka ah waxay sidii afkooda hooyo ugu hadlaan Iswidish).
  • Finnishka badnaatooda waxay si fiican ugu hadlaan ingiriiska.

Juquraafiga iyo jawiga

  • Finland waxay ku taalaa Waqooyiga Yurub.
  • Wadamada deriska Finland la ah waa Ruushka (bariga), Norway (Waqooyiga), Sweden (galbeedka) iyo Estonia (koonfurta).
  • Ballaca Finland waa 338 432 km², waxaana ku jira dhulka Finland iyo gudaha biyaha.

Dhaqaalaha

  • Lacagta Finland waa yuuro.

Macluumaad ku saabsan Finland oo shabakado kale ku jira

linkkiTyö- ja elinkeinoministeriö:
Buugga Ku soo dhowow Finland(pdf, 3,40 MB)Finnish | Iswidish | Ingiriis | Ruush | Estoniyan | Faraansiis | Soomaali | Isbanish | Turki | Shiino | Bershan | Carabi

linkkisuomi.fi:
Adeegyada guud ee shabakadda ku jiraFinnish | Iswidish | Ingiriis

linkkiThisisfinland.fi:
Warar ku saabsan FinlandIngiriis | Ruush | Faraansiis | Isbanish | Shiino | Jarmal | Burtuqiis

linkkiVisitFinland.com:
Siinta dalxiiseyaasha macluumaad la xiriira FinlandIswidish | Ingiriis | Ruush | Faraansiis | Isbanish | Shiino | Jarmal | Jabanees | Talyaani