Nolosha Finland

Avoin data

Warbixinta (Data) furan

Dhammaan qoraallada ka kooban luqadaha kala duwan ee lagu soo daabacay bogga internetka ee InfoFinland, si xorriyad ah ayaa loo isticmaali karaa iyagoo wata, laguna salynaayo rukhsadda ama ogolaanshaha magaca ah Creative Commons 4.0

Waxaad si xorriyad ah u awooddaa:

Inaad qeybiso— koobi aad ku sameyso qoraalka aad dooneyso , islamarkaana aad sii faafiso, adigoo adeegsanaaya qalabkaa doonto iyo qaabkaad dooneysaba.

Wax ka bedelid— waad isku dhex qasi kartaa waxna ka bedeli kartaa, sidoo kale adigoo adeegsanaaya asalka qoraalka ayaad mid cusub ka sameyn kartaa, ujeedo kasta oo aad ka leedahayba, xitaa mid ganacsi ha ahaatee.

Shuruudaha soo socda waa in lagaa helaa:

Magaacbid cidda iska leh howshan Magaca (BY) — Waa in aad xustaa xigashada qoraalka ee bogga InfoFinland.fi. Waa inaad qoraalkaaga ku xirtaa bogga InfoFinland.fi, islamarkaana aad xustaa rukhsadda aama leeysinka nooceedu yahay CC BY 4.0. Waa inaad sheegtaa ama tusmaysaa haddii aad qoraalka wax ka bedeshay.

Wax kale oo xadidaad ah ma jiraan — Xaq uma lihid inaad dejiso ama sameyso shuruudo xuquuqeed ama farsamooyin kale oo ka horistaagaya dadka kale in ai ay si xaq ah u sameystaan waxyaabaha rukhsadda ama ogolaanshaha arinkaan uu u saamaxayo in ay sameeyaan.

Kuva CC BY 4.0 lisenssi

linkkiCreative Commons:
Magaca rukhsada ama ogolaanshaha 4.0 Finnish | Iswidish | Ingiriis | Ruush | Faraansiis | Isbanish | Turki | Shiino | Bershan | Carabi | Jarmal | Burtuqiis | Boolish | Norwey | Holand | Kroashan | Romaniyan | Hungariyan | Jabanees | Talyaani | Latfian | Lituwanian | Danish | Ayslandik | Griig | Czech

linkkiInfoFinland:
Avoin ohjelmointirajapintaFinnish

linkkiHelsinki Region Infoshare:
Tietoa rajapinnastaFinnish | Ingiriis

linkkiInfopankki Padlet:
Kerro ajatuksesi rajapinnastaFinnish | Ingiriis