U gudub macluumaadka ku jira
Vaasa

Vaasa

Waa la daabacay26.08.2022
Ku Soo dhawoow Vaasa - Halkan waxaa kuu fudud inaad faraxdo! Magaaladan Waqooyi ee tamarta badani waa magaalo gaar ah oo dhif iyo naadir ah oo kulansatay casrinimo caalami ah, nolol magaalo oo ilbaxnimo leh, dhalinyaro awoodi ka buuxdo, garanaya afkaaro cusub oo nabada iyo xasilooni leh, sidoo kale deegaan nool leh. Dareenka iyo khibradu waxay dadka ugu kala dhex wareegaan si dhib yar oo dhakhso leh.

Macluumaadka deegaanka

Select your municipality in order to see information about local services when browsing the site.