Pikaoppaat Suomeen muuttajalle
Tusmo fudud u soo guurayaasha Finland
Haddii aad tahay shaqaale, shirkadle, arday, qaxooti, magangelyo doon ama xubinta qoyska ee qofka deggan Finland, waxaad bogagan InfoFinland ka heleysaa macluumaad si gaar ah ugu haboon xaaladaada nololeed. Adigoo bogagan u sii maraya waxaad macluumaadyada aad u baahan tahay ku heleysaa si degdeg ah oo qaab la soo koobay ah.