U gudub macluumaadka ku jira
Asettuminen Suomeen

Degidda Finland

Waa la daabacay07.04.2022
Maxay yihiin arrimaha lagaa doonayo in aad qabato marka aad Finland u soo guurto? Maxaa ku baxa ku noolaanshaha Finland? Yaa xaq u leh ammaanka bulshada Finland? Sidee ayaa loo codsan karaa jinsiyadda Finland? Bogaggan waxaad ka heleysaa su’aalo badan jawaabtooda marka aad Finland u soo guurto kaddib.