Palaute
Jawaab-celin
Waxaan warcelintaada kaga soo jawaabeynaa luuqadaha finnish, swiidhish iyo ingiriis. Nasiib daro kaagama soo jawaabi karno warcelintaada, haddey markaa ku qoran tahay luuqad kale.
Foomka jawaab-celinta waxaa ku jira fiiltarka boostada qashinka ah oo otomaatig ah. Jawaab-celinta laguma soo lifaaqi karo wax linki ah.
Waxaan ka jawaabeynaa oo keliya warcelinada naloogu soo diro boga InfoFinland. Ogsoonow in, aannan markaasna lagu qoreyn talooyin u gaara qabshada danahaga gaarka. adeega talosiinta waxaad ka heleysaa boga InfoFinland Wac oo talo weydii.
Saddex qaanadood ayaa foomka ku jirta. Magaca, iimaylka iyo qoraalka aragti-celintuba waa macluumaadyo dhammaantood qasab ah.