Nolosha Finland

Suomen kieltä internetissä
theme icon

Luqada Finnishka ee internetka ku jirta

Internetka waxaad ka heleysaa koorasyo afka Finnishka ah oo heerarkoodu ay kala duduwan yihiin. Waxaa sidoo kale suurtagal ah inaad internetka leylisyo ku sameyso, ku ciyaarto ciyaaro, naxwaha luqada iyo ereyo aad ku barato iyo in aad qormooyin ku akhriso. Intooda badan luqada koorasyada internetka waa Finnish ama Ingiriis, kuwa kalena waa jiraan.

Bilowga

linkkiYle:
Kooraska luqada Finnishka oo bilow ah Finnish fudud (Easyfinnish)Finnish

linkkiHelsingin yliopisto:
Kooraska luqada Finnishka oo bilow ah "A Taste of Finnish"Ingiriis

linkkiTampereen ammattikorkeakoulu:
Kooraska luqada Finnishka oo bilow ahFinnish

linkkiHelsingin yliopisto:
Kooraska luqada Finnishka oo bilow ah Ingiriis | Faraansiis | Jarmal | Bulgaariyan

linkkiHauskatavata.fi:
Kooraska luqada Finnishka oo bilow ahFinnish | Iswidish | Ingiriis | Carabi

linkkiWordDive:
Kooraska luqada Finnishka oo bilow ah Finnish | Iswidish | Ingiriis | Ruush | Shiino | Jarmal

linkkiAalto-yliopisto:
Kooraska horudhaca ah ee afka Finnishka Ingiriis

linkkiPeda.net:
Leylisyo dheeraad ah buuga Hyvin meneeFinnish

linkkiVenla.info:
Laylisyo dhinacyo badan oo luqada Finnishka ahFinnish

linkkiDigitaldialects.com:
Erey ciyaareedyo heer bilow ahIngiriis | Faraansiis | Jabanees

Heerka aasaasiga ah

linkkiYle:
Toobabarka YKIFinnish

linkkiLinguhouse.com:
Kooras internetka oo luqado badan ay kaalmo u yihiinIswidish | Ingiriis | Ruush | Faraansiis | Isbanish | Shiino | Jarmal | Burtuqiis

linkkiEdu.fi:
Finnishka nolol maalmeedka: wareysiyo fiidiyow ahFinnish

linkkiMoped.fi:
Leylisyo erey bixineedFinnish

linkkiYle:
Agab waxbarasheedka barnaamijka Telefishin ee SupisuomeaFinnish

linkkiOpetushallitus:
Finnishka shaqadaFinnish

linkkiKotisuomessa.fi:
Laylisyo dhinacyo badan oo luqada Finnishka ahFinnish

linkkiSuomi Taskussa:
Ka baro finnishka fiidiyowyadaFinnish | Ingiriis | Bershan | Carabi

Heerka aqoonta luqada ee isticmaalaha madaxbanaan

linkkiYle:
Warar ku qoran luqad fududFinnish

linkkiSelko.fi:
Macluumadyo kala duduwan oo ku qoran luqada fududFinnish

linkkiSelkokeskus:
Wararka ku qoran luqada finnishka ee fududuFinnish

linkkiOpetushallitus:
Fahamka aqriska Faham FinnishkaFinnish

linkkiOpetushallitus:
Finnishka shaqadaFinnish

Heerka aqoonta luqadda ee isticmaalaha sida fiican u yaqaan

linkkiJyväskylän yliopiston kielikeskus:
Dhegeyso lahjadaha luqada Finnishka Finnish

Barashada naxwaha

linkkiWordDive:
Naxwaha luqada Finnishka Finnish | Iswidish | Ingiriis | Ruush | Isbanish | Jarmal | Jabanees

linkkiTampereen yliopisto:
Naxwaha luqada FinnishkaIngiriis

linkkiPanu Mäkinen:
Naxwaha luqada FinnishkaIngiriis

linkkiVerbix.com:
Isbedbedelka ficiladaIngiriis

linkkiKotimaisten kielten keskus:
Buug naxmeedka Finnishka ee internetka ku jira IsoFinnish

linkkiJukka Korpela:
Macluumaad ku saabsan luqada FinnishkaIngiriis

Qaamuusyada internetka ku jira

linkkiIlmainensanakirja.fi:
Qaamuuska luqadaha badanFinnish

linkkiBab.la:
Qaamuuska luqadaha badanFinnish | Iswidish | Ingiriis

linkkiLangtolang.com:
Qaamuuska luqadaha badan ee LangtolangIngiriis