Nolosha Finland

Tärkeitä lauseita suomeksi
theme icon

Jumlado af Finnish ku qoran oo muhiim

Haye! (Hei!)

Subax wanaagsan! (Hyvää huomenta!)

Maalin wannaagsan! (Hyvää päivää!)

Galab wannaagsan! (Hyvää iltaa!)

Habeen wanaagsan! (Hyvää yötä!)

Soo dhowoow! (Tervetuloa!)

Mahadsanid. (Kiitos).

Waa kukaas (Ole hyvä).

Iga raali noqo (Anteeksi).

Anigu waan ku jeclahay. (Minä rakastan sinua.)

Sidee tahay? Mahadsanid, waa fiicanahay. (Mitä kuuluu? – Kiitos, hyvää.)

Nabadeey (Hei hei.)

Nabadgelyo (Näkemiin.)

Ma fahmin, ma iigu soo celin kartaa? (En ymmärrä, voisitko toistaa?)

Kuma hadlo afka Finnishka. (En puhu suomea.)

Waxaan ku hadlaa oo kaliya in yar oo Finnish ah. (Puhun vain vähän suomea.)

Ma ku hadashaa Ingiriis/Iswidish? (Puhutko englantia / ruotsia?)

Waxaan ahay macalin/injineer/arday. (Olen opettaja / insinööri /opiskelija.)

Telefoon nambarkaadu waa maxay / emailkaada? (Mikä on sinun puhelinnumerosi / sähköpostiosoitteesi?)

Waa xagee dukaanku / farmashiyuhu / iskuulku / xanaanada carruurtu / maxadada basasku / maxadada metroogu? (Missä on kauppa / apteekki / koulu / lastentarha / linja-autoasema / metroasema?)