U gudub macluumaadka ku jira
Muut kuin EU-kansalaiset

Aan aheyn muwaadin EU

Waa la daabacay14.04.2022
Haddii aad doonayso in aad Finland u soo guurto, waxaad u baahantahay sharciga deganaanshaha. Sharciga waxaa lagu heli karaa shaqo, ganacsi, waxbarasho, xiriir qoys ama magangelyo caalami ah. Bogaggan waxaad ka heleysaa macluumaadyo ku saabsan, sida aad sharciga deganaanshaha u codsan karto. Waxaa kale oo aad halkan ka heleysaa macluumaad ku saabsan cusboonaysiinta sharciga deganaanshaha iyo caawimaadda dhibaatooyinka dhinaca sharciga deganaanshaha.

Shaqo u imaanshaha Finland

Ganacsade ahaan u imaanshaha Finland

Waxbarasho u imaanshada Finland

Xubin qoys oo Finland joogta

Sharciga degenaanshaha lamaanaha

Magan-gelyo ka helidda Finland

Qaxooti qawimannimo ku imaanshada Finland

Dib ugu soo guurista Finland

Joogis yar Finland

Ogolaanshaha sii-socda

​​​​​​​Haddii sababtii aad ku joogto Finland ay isbedesho

Sharciga joogtada ah

Dhibaatooyinka ogolaanshaha joogista

Go’aanka diidmada ah ee ogolaanshaha degitaanka

Miyaan weyn karaa ogolaanshiyaha joogitaanka?

Joogista Finland ogolaansho la'aan