Muutto Suomeen
U soo guurista Finland
07.04.2022
Miyaad ka fekeraysaa in Finland u soo guurto. Finland waxaad ugu soo guuri kartaa shaqo, waxbarasho, xubin qoyskaada ka tirsan dartiis ama waxaad ka samaysan kartaa shirkad. Bogaggan waxaad ka heleysaa tilmaanaha ku saabsan qabsashada arrimaha ruqsadaha oo ku salaysan jinsiyaddaada iyo xaaladdaada nololeed.