Palaute

Jawaab-celin

Soo dir jawaab-celinta bogagga shabakadda ee InfoFinland adigoo isticmaalaya iskuxirka hoos ku yaal ”Boggan war-celin ka soo dir”.

Dacasha hoose ee bog kasta ee InfoFinland waxaad ka haleysaa isku xir jawaab-celineed, kaas oo aad toos ugu diri karto jawaab-celinta la xiriira waxyaabaha bogga ku jira.

Jawaab-celinyada waxaan uga jawaabeynaa luqadaha soo socda: Finnish, Swidish iyo Ingiriis.