U gudub macluumaadka ku jira
Tietoa Suomesta

Warar ku saabsan Finland

Waa la daabacay07.04.2022
Maxay yihiin xafladaha ciideed ee Finland looga dabbaaldego? Maxay yihiin lugaha baabuurta ee jiilaalku laysin noocee ah ayaadse u baahan tahay? Miyaad doorashooyinka ka codayn kartaa? Bogaggan waxaad ka heleysaa macluumaad aasaasi ah oo ku saabsan Finland iyo meelaha aad dhibaatooyin dhici kara caawimaad uga heleyso.