U gudub macluumaadka ku jira
Asuminen

Deganaanshaha

Waa la daabacay14.04.2022
Guri kiro ah miyaad raadinaysaa mise waxaad doonaysaa in aad guri iibsato? Muhiim miyaa in caymiska guriga la galo? Kelada ma ka codsan kartaa kaalmada ijaarka? Bogaggan waxaad ka heleysaa macluumaad ku saabsan qalabka guryaha iyo qiimahooda, heshiishka kirada iyo kala soocidda qashinka.