Suomen kieltä internetissä
Luqada Finnishka ee internetka ku jirta
20.07.2022
Shabakadda waxaad ka heleysaa koorasyo badan oo luqadda finnishka ah, kuwaas oo heer ahaan kala duwan. Waxaad ka fiirsan fiidiyowyo, waxaad ka dhegeysan kartaa podcast ama waxaad ka soo degsan kartaa ablikeeshinno. Waxaad ka baran kartaa naxwaha iyo erayada, waxaad ka sameyn kartaa laylisyo waxaad sidoo kale ku ciyaari kartaa ciyaaro. Luqadda wax baridda ee agabka waxbarashadu inta badan waa afka finnishka ama ingiriiska.
Ablikeeshinada
Adigoo kaalmaysanaya ablikeeshinada ayaad luqadda finnishka baran kartaa. Waxaa laga yaabaa in qaar kamid ah ablikeeshinadu ay lacag yihiin. Tusaale ahaan:
- Suomipassi
- Duolingo
- WordDive
Podcast
Tusaalooyinka Podcastiyada:
- Finnishpod101