Suomen ja ruotsin kieli
Luqada Finnishka iyo Iswidishka
07.04.2022
Aqoonta afka Finnishka iyo Iswiidhishka waxaa laga helaa farxad badan marka shaqada lagu jiro iyo wakhtiga firaaqada! Koorasyada luqadda ee dadka waaweyn waxaa lagu qabanqaabiyaa qabo badan oo Finland ku yaal, casharada billowga ahna waxaad ka baran kartaa internetka. Jumladaha muhiimka ah ee ugu horreeya waxaad ka baran kartaa bogaggan.