U gudub macluumaadka ku jira
Koulutus

Waxbarashada

Waa la daabacay07.04.2022
Finland waxbarashadu waa mid heerkeedu sarreeyo inteeda bandanna waa lacag la’aan. Dhammaan carruurta iyo dhallinyarada waxaad waajib ku ah in ay wax bartaan, dadka iyaga oo waaweyn dalka yimidna waxay baran karaan ama sii wadan karaan waxbarashadooda. Ka sokow waxbarshada rasmiga ah waxaa kale oo Finland ka jira fursado badan oo wakhtiyada firaaqada wax lagu baran karo.